http://som.proz.com/

Ma u baahan tahay inaad kireysato turjumaano iskood u shaqeysta ama shirkado turjumaad?

In ka badan 300,000 turjumaano xirfadlayaal ah iyo shirkado turjumaan -- oo aan laheyn kharash ama dilaal ay macaamiisha leeyihiin -- ProZ.com waxay bixisaa hagaha ugu weyn ee adeegyada turjumaada xirfadleyda ah. Turjumaano iskood u shaqeysta oo ka shaqeeya luuqadaha Isbaanish, Jarmal, Talyaani, Shiinees, Carabi, Jabanees iyo luuqado kale, oo ku takhasusay sharciga, caafimaadka, farsamada iyo majallado kale, si toos ayaa loola xiriiri karaa. Turjumaano xirfadlayaal iyo hay'ado turjumaad faro badan ayaa waxay soo bandhigaan sicirkooda iyo/ama waxay bixiyaan sicir soo bandhigid bilaash ah.
si aad u
(xitaa: turjumaano iskood ushaqeysta oo luuqado badan ah)

Ma raadinaysaa shaqooyin ama howl turjumaad?

Siday u tahay meel-shaqo oo hormuud u ah shaqooyinka turjumaada, Proz.com waa hoggaanka isha ay kasoo burqadaan shaqooyinka turjumaada howlaha turjumaada ee iskood u shaqeystayaal. Haddaad tahay turjumaan xirfadle ah ama aad ka hawlgasho hay'ada turjumaada, waad isdiiwaangelin kartaa oo aad abuuran kartaa taariikh nololeedkaaga oo bilaash ah. Noqoto xubin buuxda si aad u badiso fursadahaaga isku xirka aad ula yeelaneyso iskood u shaqeystayaasha iyo xirfadleyda kale oo aad u hesho howl turjumaad.



Qooraansiga degdega ee ProZ.com

Su'aalaha turjumaada ugu dambeeyey la isku warsaday toos KudoZ:

Ingiriisi to Spanish
Aerospace / Aviat...
person-flight (jawaabo: 0) 1 minute ago
Ingiriisi to Russian
Engineering: Indu...
milling grain or flow direction (jawaabo: 0)
Serjich
Russian Federation
6 minutes ago
Spanish to Faransiis
Law (general)
pósito (jawaabo: 0) 9 minutes ago
Ingiriisi to German
Investment / Secu...
actual lending income (jawaabo: 0) 11 minutes ago
Ingiriisi to Faransiis
Computers: Softwa...
a paid proof-of-concept (jawaabo: 1)
Thierry37
United States
14 minutes ago
3,541,407 Su'aalaha turjumaada la warsaday

Shaqooyinka turjumaada ugu dambeeyey ee la soo dhejiyey:

English to Czech
Vital Records 1 hour ago
English to Arabic
Medical text translation 1 hour ago
German to Turkish
Turkish to German
Carabi to Turkish
Turkish to Carabi
ALMANCA VE ARAPÇA TERCÜMAN ARANIYOR...!  2 hours ago
French to Spanish
Articles of Law 2 hours ago
English to Hebrew
English to Hebrew translation of 6 pages 5 hours ago
634,499 shaqooyinka turjumaada la soo dhejiyey.

Madasha dooda ee dhawaan:

1,349,151 isugeynta madasha dhagan

Dhacdooyinka ProZ.com ee soo socda (qadka ku jira iyo qadka ka baxay):

Kulan: Rodez, France6 diiwaangalintaToday
Kulan: Sligo, Ireland4 diiwaangalintaJun 27
Kulan: Belfast, United Kingdom7 diiwaangalintaJun 27
Kulan: Cardiff, United Kingdom13 diiwaangalintaJul 1
Kulan: Faro, Portugal14 diiwaangalintaJul 1

Wararka maxaliga: United States | Italy | Germany | France | Argentina | Uruguay