Mobile menu

Education


Koorsooyin tababar noocyo badan leh oo kala duwan oo kooban, tababadada qadka boggaga lagu qabto iyo waxbarasho ilo dhaqaalo leh ayaa loo heli karaa turjumaanada iyo afnaqayaasha ku jira ProZ.com.


Cashirada la dalbado

Tababarka shakhsi ahaan: Tababar qadka ku jira aad ku qaadan karto heerkaada tallaabo qaadka aad leedahay.
Tababarka qof ilaa qof: Koorsooyinkan waxaa loo adeegsan karaa Skype, iimeyl, masraxyada kale ee heshiiska lagu wadaagay.
Muuqaalada Fiidiyowyada: Fiidiyow mawduucyo badan xambaarsan ee la xiriira sancada turjumaada.

Cashirada qorshaysan

Waxbarashada Shabakadda: Bandhigyada qadka ku jira ee la qabto waqtiyada munaasabka ah fasalada magaca ahaanta u jira.
Tababarka tooska ah: Waxaa taa la mid ah aqoon-isweydaarsiga internetka lagu qabto, fadhiyada tababar oo caado ahaan dheer, isdhexgal badan, iyo siinta badan ee aaladaha la rogan karo.
Tababarka shakhsi ahaan lagu tago: fadhiyada weji ka wejiga ah ee ku dhammaada inta u dhexeysa 1 ilaa 2 maalmood oo ka dhaca magaallooyinka dunida dacadaleeda.
Tababarka SDL Trados: Wax ka baro sida loo helo inta badan badeecadaada SDL Trados ee ka timid tababarayaal SDL Trados oo shahaado u haysta.

Gunta-aqoonta

Laanta turjumaadda ee wiki: Waxay suurtogelinaysaa isticmaalayaasha ProZ.com inay isugu keento oo ay wada qeybsadaan mowduucyada shaqooyinka gaarka ah ee cilmigooda turjumaada ku urursan. Mowduucyadan oo kale waxa uu isugu jiraan sida loo billaabo dhada gaarka ah, arimaha cashuurta ee wadamada kala duwan, qalabka CAT, tayada turjumaada, iwm.
Qoraalada: Maqaalo urursan oo qadka ku jira iyo mowduucyo aqooni ay la xiriirto oo ay turjumaanadu ay daneeyaan, iyo xirfadlayaal luuqado kale.
Buuggaag: Buuggaagta turjumaada la xiriira ee iibka ku ah ProZ.com.


Guudmarka shabakada

Qooraansi deg deg ah ee barnaamijyada laga heli karo ProZ.com




All of ProZ.com
  • All of ProZ.com
  • Eray raadin
  • Shaqooyin