Goob Shaqo iyo Bulsho Onleen ah loogu talagalay Xirfadlayaasha Luuqadeed

In kabadan 1,441,565 turjubaanno iyo shirkado turjumaan oo xirfadlayaal ah

Find work or hire on ProZ.com, but it’s so much more than a freelancing site…

Sababtoo ah ProZ.com wuxuu leeyahay hadaf ka duwan

Ujeeddada ProZ.com waa in la bixiyo qalab iyo fursado ay turjubaannada, shirkadaha turjumaada, iyo kuwa kale ee ka shaqeysta warshadaha luqadda ay u isticmaali karaan in ay: shabakad samaystaan, ay ku ballaariyaan ganacsigooda, ay ku horumariyaan shaqadooda, iyo in ay farxad dheeri ah kala kulmaan dadaalkooda shaqo.

Ahmiyad siinta dadka iyo shaqada ay qabanayaan ayaa ka dhigaysa ProZ.com meel gaar ah oo waxtar u leh dadka shaqo-bixiyaasha ah si ay ula kulmaan turjubaano madax-bannaan iyo shirkadaha turjumaadda oo karti leh. Bogag badan oo kale ayaa keliya ka kooban liis ay ku jiraan macluumaad shakhsiyeed.

Isdiiwaangelintu waa bilaash, wax cadeyma ahna looma baahna
proz.com mission

S. Maxaa ka dhigaya ProZ.com mid gaar ah?
J. Hanaanka xubinnimada ProZ.com. Halkaan waxaa ku qoran sababta…

Iyadoo la waafajinayo bayaanka himilada ProZ.com, xulashooyinka xubinnimada lacagta lagu bixiyo ayaa loo heli karaa turjubaanada iyo turjumaanada xirfadlayaasha ah, iyo sidoo kale shirkadaha turjumaada, iyo faa'iidooyin kale oo badan oo laga helo bulshada.

Xubinnimadu waxay fursad kuu siisaa qalabyo iyo adeegyo la xoojiyay, oo si gaar ah loogu sameeyey in lagu kobciyo ganacsiga iyo bilaabida xirfadaha shaqo

Dhammaan adeegyada ku jira ProZ.com waxay faa'iidooyin badan u horseedaan xubnaha lacagta bixiya. Tusaale ahaan, ku daritaanka liiska mudnaanta iyo helitaanka aan xadidnayn ee macluumaadka maareynta halista kuwaas oo laga heli karo diiwaanada 'Blue Board'.

Xubinnimadu waxay kuu oggolaaneysaa inaad marin toos ah, oo bilaash ah u hesho turjubaannada iyo shirkadaha tarjumaadda

Hanaanka xubinnimada gaarka ah ee ProZ.com waxay ka dhigan tahay markii shirkadaha turjumaada iyo adeeg-bixiyeyaasha ay ku kulmaan ProZ.com, labada dhinacba ma jiro qof laga qaadayo wax lacag ama khidmad ah. La kulan macmiil ama adeeg-bixiye, xiriirkuna waa xagiina, lama khidmadeeyo, weligiis.

Qof kastaa wuu ka faa'iideystaa, taas oo keenta kalsooni joogto ah iyo koritaan loogu talagalau bulshada ku lug leh warshadaha luuqadda

Faa'iidooyinka loo gudbiyo xubnaha iyo iibsadayaasha turjumaadda ayaa sii wadaysa inay door toos ah ka cayaarto guusha joogtada ah ee ProZ.com inay noqoto xarun bulsheedka onlaynka ah ee loogu aaminaada badan yahay, ee ugu weyn caalamka halkaasoo xirfadlayaasha luqaddu ay si xor ah u sameysan karaan xiriirro hufan oo furan.

proz.com outsourcing image

Ma tahay turjumaan madaxbanaan ama shirkad tarjumaad?

Iska diiwaangeli (bilaash ah)

Ganacsiyada caalamka

google logo
nikon logo
netflix logo
target logo
microsoft logo

Fiiro degdeg ah oo lagu sameeyo Proz.com

Shaqooyinka turjumaada ugu dambeeyey ee la soo dhejiyey:

Su'aalaha turjumaada ugu dambeeyey la isku warsaday toos KudoZ:

Madasha dooda ee dhawaan::

Dhacdooyinka ProZ.com ee soo socda (qadka ku jira iyo qadka ka baxay):

All of ProZ.com
  • All of ProZ.com
  • Eray raadin
  • Shaqooyin
  • Dood-wadaag
  • Multiple search