In kabadan 1,157,985 turjubaanno iyo shirkado turjumaan oo xirfadlayaal ah
also: browse freelance translators in more languages
Ujeeddada ProZ.com waa in la bixiyo qalab iyo fursado ay turjubaannada, shirkadaha turjumaada, iyo kuwa kale ee ka shaqeysta warshadaha luqadda ay u isticmaali karaan in ay: shabakad samaystaan, ay ku ballaariyaan ganacsigooda, ay ku horumariyaan shaqadooda, iyo in ay farxad dheeri ah kala kulmaan dadaalkooda shaqo.
Ahmiyad siinta dadka iyo shaqada ay qabanayaan ayaa ka dhigaysa ProZ.com meel gaar ah oo waxtar u leh dadka shaqo-bixiyaasha ah si ay ula kulmaan turjubaano madax-bannaan iyo shirkadaha turjumaadda oo karti leh. Bogag badan oo kale ayaa keliya ka kooban liis ay ku jiraan macluumaad shakhsiyeed.
Isdiiwaangelintu waa bilaash, wax cadeyma ahna looma baahnaRaadi howlo bulsheedka iyo ilaha kala duwan ee xirfadlayaasha luqadda ay ka heli karaan ProZ.com.
Certified PRO Network
Turjubaano xirfadeysan oo la ansixiyey
Blue Board
Raadi oo la shaqeey shirkadaha aaminka ah
KudoZ™ Term Network
Bixi ama hel turjumaadaha ereyada (erey-bixino)
Hormar dhanka xirfada ah
Tababar ku saabsan turjumaada iyo ganacsiga
Munaaqasho/Wadahadal
Madalo ku saabsan dhowr mowduucyo oo xirfadaha ah
Qaamuusyada tarjumaadda
Si fiican u shaqee adigoo haysta ereyo badan
Munaasabado
Shirarka onlaynka ama offlaynka ah
Tartamo iyo Abaalmarino
Kaqeybgal tartamada tarjumaadda
Qiima-dhimis
Qiima dhmis ka hel qalabyada sida SDL Trados
Iyadoo la waafajinayo bayaanka himilada ProZ.com, xulashooyinka xubinnimada lacagta lagu bixiyo ayaa loo heli karaa turjubaanada iyo turjumaanada xirfadlayaasha ah, iyo sidoo kale shirkadaha turjumaada, iyo faa'iidooyin kale oo badan oo laga helo bulshada.
Dhammaan adeegyada ku jira ProZ.com waxay faa'iidooyin badan u horseedaan xubnaha lacagta bixiya. Tusaale ahaan, ku daritaanka liiska mudnaanta iyo helitaanka aan xadidnayn ee macluumaadka maareynta halista kuwaas oo laga heli karo diiwaanada 'Blue Board'.
Hanaanka xubinnimada gaarka ah ee ProZ.com waxay ka dhigan tahay markii shirkadaha turjumaada iyo adeeg-bixiyeyaasha ay ku kulmaan ProZ.com, labada dhinacba ma jiro qof laga qaadayo wax lacag ama khidmad ah. La kulan macmiil ama adeeg-bixiye, xiriirkuna waa xagiina, lama khidmadeeyo, weligiis.
Faa'iidooyinka loo gudbiyo xubnaha iyo iibsadayaasha turjumaadda ayaa sii wadaysa inay door toos ah ka cayaarto guusha joogtada ah ee ProZ.com inay noqoto xarun bulsheedka onlaynka ah ee loogu aaminaada badan yahay, ee ugu weyn caalamka halkaasoo xirfadlayaasha luqaddu ay si xor ah u sameysan karaan xiriirro hufan oo furan.
Ma tahay turjumaan madaxbanaan ama shirkad tarjumaad?
Iska diiwaangeli (bilaash ah)