Gundhiga ProZ.com


U khidmeynta bulshada turjumaanada adduunka ugu weyn, ProZ.com waxay gaarsiisaa adeegyo isku xirida la fahmi karo oo aasaasi ah, ilo dhaqaalo iyo waayo aragnimo oo sare u qaadaya nolosha xubnaheeda. Halkani waxaa ah diiwaano barnaamijyo kooban oo inta badan gundhig ah.


Kaalmo turjumaad eray bixin adeyg ah sii oo hel

Qaabka isku xirnaanta KudoZ waxay bixisaa qaab dhismeed ay turjumaanada iyo dadka kale ay ku shaqeeyaan si ay isu caawiyaan turjumaada ama fasiraada eray bixinta iyo weedhaha gaagaaban. Ilaa hadda, waxaa jira su'aalo turjumaad3,567,366 la soo warsaday. Su'aalahan oo dhan iyo talooyinka turjumaada waxay ay soo saareen kayd la raadin karo oo waxtar leh.


Kireysashada xirfadyahaniinta luuqada oo la kulan saaxiibo cusub

ProZ.com waa lambarka waxyaabaha asalka ahee macaamiisha cusub ay leeyihiin turjumaanada. Shaqooyinka turjumaada iyo afnaqida ayaa la soo dhejiyaa iyadoo lasoo marsiinayo habka shaqada, qeybaha daneeyana waxay kadib soo gudbin karaan qiimo soo bandhigista. Intaa waxaa sii dheer habka shaqo soo dhejinta, waxaa kaloo jira tusiye la raadin karo oo ay turjumaanada iskood u shaqeysta ee qoraal iyo mid afba ay isticmaali karaan si ay u meeleeyaan xirfadlayaasha luuqada


Ka qeybgal dhacdooyinka ProZ.com - shirarka, tababarada iyo kulamada

Waxaa jira shirar, fadhiyo tababar (qadka ku jira iyo kuwo aan qadka ku jirin) iyo kulamo (Isku imaansho kooxda isticmaalayasha ProZ.com ee aan rasmi aheyn oo si dhow ugu nool) oo dunida dacaladeeda ka dhacayo. Dhacdooyinkan waa qaab weyn lagu ballaarin karo xirfadahaaga, la kulanka xirfadlayaal cusub, ii maaweelo!


Jawaabcelin u reebida kuwa dibada ka keenay shaqada, akhri jawaabcelinta ay sameeyeen dadka kale

Blue Board waa macluumaadka shaqo dibadeedka luuqad ee la raadin karo oo ay la jiran jawaabcelin ka timid adeeg bixiyayaalka. Dadka isticmaala ProZ.com ee lasoo shaqeeyey dadka dibada ka keena ee qaaska ah waxaa loo oggolyahay inay geliyaan lambarka ka billaabanaya 1 ilaa 5 oo is shabaha ee "suurgalnimadooda inuu mar kale shaqeeyo" oo ay la jirto' ee shaqada dibada laga keenay, sidoo kale talooyinka. In ka badan 15,000 oo faylal shaqo dibad ka keenayaal ah, waa howl wanaagsan in la tashi lala sameeyo Blue Board kahor inta aadan shaqada macaamiisha cusub ka aqbalin.


Kala hadal arimaha turjumaada xirfadlayaasha kale

Kala hadal arimaha la xiriira turjumaanida ama afnaqida madasha dhexdeeda sida meel ku koobida, Qalabka caawinta farsamada CAT, Aasaasida, Cinwaan labaad u sameynta, iwm.



Ma la yaaban tahay halka aad ka billaabayso?

Ka bilow adigoosameynaya koonto bilaash ah ».
Harey ma u laheyd koonto ProZ.com? gal »


Guudmarka shabakada

Qooraansi deg deg ah ee barnaamijyada laga heli karo ProZ.com




All of ProZ.com
  • All of ProZ.com
  • Eray raadin
  • Shaqooyin
  • Dood-wadaag
  • Multiple search