Qalab soo koobaya eray bixin oo ku jira ProZ.com
Raadi malyuumaad eray bixin iyo odhaahyo la turjumay oo laga keenay KudoZ™, isticmaalayasha qaamuusyada-yaryar iyo waxyaabo badan.
KudoZ™ provides professional translators, and others, with a way to solicit and share translation help on terms that are too new or specialized to appear in most glossaries or dictionaries. A point system adds enjoyment and rewards participating translators with improved directory position in their fields of expertise.
KudoZ™ is provided by ProZ.com as a complimentary service to translators and language enthusiasts. It is entirely free to use.
Glosspost waa macluumaad la raadin karo oo la xiriira qaamuusyada yaryar ee Internetka ku jira. Waxaa isu soo ururiyey xubnaha ProZ.com iyo YahooGroup ee isku magaca wada sameystay bishii Febraayo 2000 turjumaan Brazilian ah iyo shirkii afnaqayaasha ee Maria Eugenia Farre. Macluumaadka waxaa dayactiray koox mutadawiciin oo dhexdhexaadiyayaal ah, si kastaba ha'ahaatee istimaale ProZ.com kasta waxa uu raadin karaa macluumaadka ama waxa uu soo gudbin karaa qaamuus-yare cusub oo URLs ah.