This site uses cookies.
Some of these cookies are essential to the operation of the site,
while others help to improve your experience by providing insights into how the site is being used.
For more information, please see the ProZ.com privacy policy.
Freelance translator and/or interpreter, Verified site user Turjumaankan waxa uu ka caawiyey inuu ProZ.com u turjumo Soomaali
Data security
This person has a SecurePRO™ card. Because this person is not a ProZ.com Plus subscriber, to view his or her SecurePRO™ card you must be a ProZ.com Business member or Plus subscriber.
Wire transfer, PayPal, Moneybookers, Western Union, Money Grams
Portfolio
Sample translations submitted: 2
Ingiriisi to Soomaali: Buruli Ulcer General field: Medical Detailed field: History
Source text - Ingiriisi
'Buruli ulcer' (also known as the 'Bairnsdale ulcer', 'Searls ulcer', or 'Daintree ulcer' is an [infectious disease] caused by [Mycobacterium ulcerans]. The early stage of the infection is characterized by a painless or area of swelling.
This nodule can turn into an [Ulcer (dermatology)|ulcer]. The ulcer may be larger inside than at the surface of the skin, and can be surrounded by swelling. As the disease worsens, bone can be infected. Buruli ulcers most commonly affect the arms or legs; fever is uncommon.
''M. ulcerans'' releases a toxin known as [mycolactone], which decreases [immune suppression|immune system function] and results in tissue [apoptosis|death]. Bacteria from the same family also cause [tuberculosis] and [leprosy] (Mycobacterium tuberculosis|M. tuberculosis]'' and ''[Mycobacterium leprae|M. leprae]'', respectively). How the disease is spread is not known. Sources of water may be involved in the spread. As of 2013 there is no effective vaccine.
If people are treated early, [[antibiotic]]s for eight weeks are effective in 80%.The treatment often includes the medications [rifampicin] and [streptomycin]. [Clarithromycin] or [moxifloxacin] are sometimes used instead of streptomycin. Other treatments may include [Surgery|cutting out] the ulcer. After the infection heals, the area typically has a scar.
Buruli ulcers occurs most commonly in rural [sub-Saharan Africa] especially [Cote d'Ivoire], but can also occur in Asia, the Western Pacific and the Americas. Cases have occurred in more than 32 countries. About five to six thousand cases occur every year. The disease also occurs in a number of animals other than humans. [Albert Ruskin Cook] was the first to describe buruli ulcers in 1897.
Translation - Soomaali
'Boogta Buruli' (sidoo kale waxaa loo yaqaanaa 'Boogta Bairnsdale', 'Boogta Searls', ama 'Boogta Daintree' waa [cudur faafa] waxaa sababa [Mycobacterium ulcerans]. Marxalada hore ee caabuqa waxa lagu sifeeyaa xanuun la'aan ama meel bararsan.
Buruqdan waxay isu bedeli kartaa [Cudurada maqaarka ku dhaca)|boog]]. Boogta waxay ka weynaan kartaa gudaha marka loo eego xagga dibada ee maqaarka, oo waxaa hareereyn kara barar. Siduu cudurku u sii xumaado, lafta ayaa ay qaadsiin kartaa. Boogaha Buruli waxa uu inta badan caam ku yahay inuu saameeyo gacmaha iyo lugaha; qandho caam kuma aha.
''M. ulcerans'' wuxuu siidaayaa sunta loo yaqaano [mycolactone], oo sii yareysa [cadaadiska jir difaacaha|shaqada habdhiska jir-difaaca] waxa uu u keenaa unuga [dhimasho unugeed|dhimasho]. Bakteeriyada laga soo qaado isla qoyska sidoo kale waxay sababtaa [qaaxo] iyo [juudaan] (Mycobacterium tuberculosis|M. tuberculosis]'' iyo ''[[Mycobacterium leprae|M. leprae]]'', si gaar gaar ah). Sida uu cudurku ku faafo lama yaqaano. Ilaha biyaha laga helo ayaa ka mid ah faafida cudurka. Kasoo bilow sanadkii 2013 ma jirin talaal dhaqangal ah.
Haddii dadka laga daweeyo xilli hore, [anibiyootik]daawooyinkeeda ayaa ilaa sideed isbuuc 80% wax ka qabaneysa. Daaweynta waxay inta badan ku jirtaa daawo-qaadashada [rifampicin] iyo [streptomycin]. [Clarithromycin] ama [moxifloxacin] waxa mararka qaar loo isticmaalaa bedelkii streptomycin. Daawooyinka kale waxay isugu jiraan [Qaliinka|jarista] boogta. Kadib markuu caabuqa reesto meesha waxay nooc ahaan yeelaneysaa xagatin.
Boogta Buruli waxaa caam ahaan ka dhacdmiyiga [dhulka-Saxaraha hoose ee Afrika] gaar ahaan [Cote d'Ivoire], laakiin waxay kaloo ka dhici kartaa Aasiya, Basiifiga Galbeed iyo Ameerikada. Kiisas ayaa waxay ka dheceen in ka badan 32 dal. Qiyaastii shan ilaa lix kun oo kiisas ah ayaa dhaca sanad kasta. Cudurka waxa uu sidoo kale in tiro ka badan bini'aadanka ku dhacaa xayawaanka. [Albert Ruskin Cook] wuxuu ahaa qofka ugu horreeyey ee qeexa boogta buruli sanadka markuu ahaa 1897.
Ingiriisi to Soomaali: Proverbs General field: Art/Literary Detailed field: Poetry & Literature
Source text - Ingiriisi First come first serve.
A good beginning is half battle.
God helps those who help themselves.
Knowledge is understanding.
Between the leader and the led.
Coming events cast their shadow.
A man without promise is a man without faith.
Show me a liar and I will show you a thief.
Brevity is the soul of wit.
Your enemy’s enemy is your friend.
Translation - Soomaali Aado sidey u kala horeysaa loo kala saaraa.
Alif kuu hagaaga albaqruu kuu toosiyaa.
Alla wateen wehel ma doono.
Aqooni waa indho mugood.
Awrka dambe awrka hore saan qaadkiisuu leeyahay.
Balaayo salgan baa ka horreeya.
Balan daro waa diin daro.
Beenaale markhaatigiisuu fogeeyaa.
Biyo socda meel godan bay isugu yimaadaan.
Cadowgaa cadowgiisa caano mac baa la siiyaa.
Stay up to date on what is happening in the language industry
Buy or learn new work-related software
Improve my productivity
Bio
Quwadaheyga shaqsiyanka ah waxay isugu jiraan:
Xirfado maareynteedu fiican tahay
Karti looga shaqeeyo deegan koox ku sugan yihiin
Xirfado qorsheyn iyo mashaariic qoris leh
Is shucuurgelin iyo yool lala dhacsan yahay
La loodin oo la guurguurin karo
Xirfadaha is afgaradka wanaagsan
Xirfadaha wada xiriirka
Isticmaalahan waxa uu shaqeystay dhibcayaasha KudoZ isagoo ka caawinaya turjumaanada kale eel eh eray-bixinta heerka-PRO. Guji dhibcaha guud si aad u aragto eray-bixinta turjumaanada la siiyey.
Isugeynta dhibcaha la shaqeysyta: 4 (Heerka PRO oo dhan)
This user has reported completing projects in the following job categories, language pairs, and fields.
Project History Summary
Total projects
2
With client feedback
0
Corroborated
0
0 positive (0 entries)
positive
0
neutral
0
negative
0
Job type
Translation
2
Language pairs
Ingiriisi to Soomaali
2
1
Specialty fields
Other fields
Other
2
Keywords: Tab badan, Masuul ah, Natiijada u heelan, Khabiir ah, Is-hage ah, Adeeg wade ah, Xirfadle ah, Xeelad leh, Heer sarre ah, Karti leh. See more.Tab badan, Masuul ah, Natiijada u heelan, Khabiir ah, Is-hage ah, Adeeg wade ah, Xirfadle ah, Xeelad leh, Heer sarre ah, Karti leh, Xirfado leh, Si fiican ugu qalma, La qabsan kara, Hammi u haya, Ka baaraan dega, Ku hadla hadal qeexan oo bayaan ah, Abaalmarin ku guuleyste, Shaqo-ku xeeldheer, Macaamiisha diirada saara, Ugo’a, Sameeya waxa saxa ah, Aan isbedbedelin, Hal abuur leh, Macaamiisha diirada saara, Adeeg macaamiil diirad saare ah, Waqti kama dambeys wade ah, Waqti kama dambeys u heelan ah, U go’dooma hawl, La isku haleyn karo, Faahfaahinta qumaati u raaca, Edeb leh, U qumman, Galgal badan leh, Soo jiidasho leh, Firfircoon, Waayo aragnimo leh, Khabiir ah, La loodin karo, Diirada saara, Hibo loo siiyey, Gacmaha u saaran, Dadaal badan, Si aad ah ugu xambaarsan hawl qabashadeeda, Hawl qabasho sarreysa, Wax soo saar badan, Kobcan, Feejigan, U xambaarsan hawl qabashadeeda, Hawlo badan u qumman, Abaabulan, Ka fiican kuwa kale, U qumman hawl qabashadeeda, Dabeecad fiican leh, La hubo, Waxqabad ku saleysan, Wax bilaab leh, Wax soosaar leh, Aqoon sare u leh, La isku haleyn karo, Ku dhameeya sidii la rabay . See less.