KudoZ™ Iskuxirnaanta kaalmaa turjumaada

KudoZ™ waxay isticmaalayaasha ProZ.com ugu deeqdaa hab ay isu siiyaan, iyo martidooda caawimaad bilaash ah ee turjumaada eray bixinta adadag.





Dhib miyaad ku qabtaa eray bixinta adadag? Ku soo dheji su'aalaha KudoZ

Wixii caawimaad ah turjumaada eray bixinta ama odhaahda gaagaaban, ku soo dheji su'aalaha KudoZ kuna deeq nuxurka, luuqada la bartilmaansanayo ee loo baahan yahay, iyo macluumaadka kale ee loo xulan karo. Kadib markaad soo dhejiso su'aashaada, isticmaalayaasha ProZ.com waxay soo jeedin doonaan turjumaadyo tafaasiil la jira, iyo mararka qaar tixraacyo.





Jawaabaha sug, dooro jawaabta ugu waxtarka badan

Kadib markay jawaab ku filan soo galaan, jawaabta ugu waxtar badan ayaa kadib la dooran karaa. Qofka soo diray jawaabta la doortay kadib waxaa lagu awaalmarinayaa dhibcaha KudoZ. Dhibcaha KudoZ waa habka wax lagu doortay ee ugu muhiimsan ee lagu kala saarayo turjumaanada diiwaanka ku jira.





Su'aasha iyo jawaabta la doortay ayaa la kaydinayaa

Su'aasha iyo turjumaada lagu taliyey ayaa lagu keydinayaa intaa kadibna waxaa heli kara qofkasta.